DAAWO:Ciidamo laga keenayo Somaliland oo ka mid noqonaya DF

Afhayeenkii Golaha Dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay dib u dhiska Ciidamada Dowladda Soomaaliya, isagoona sheegay inay diyaariyeen in ka badan 5 Kun oo Ciidan ah kuwaas oo laga soo Xulay Deegaanada Somaliland.

 Nabaddoon Maxamed ayaa Sheegay in dhowaan Liiska Ciidamadaas ay u gudbin Doonaan Dowladda Fedraalka, si ay uga mid noqdaan Ciidamada isku dhafka ah ee Dowladdu ay diyaarineyso.

Daawo Muuqaalka VIDEO-GA

SHARE