Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Weey Dhamaatay Waqtigii Ay Madaxda Niyad Jebi Jirtay Dalka Horay Ayuu U Soconayaa”

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay khudbad dheer ka jeedinayay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya ayaa si dadban uga hadlay xaalada Siyaasadeed ee ka jirta dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa shegay in dalkaan uu yahay mid horay u socda isla markaana  madaxda dalka aysan ku niyad jabeynin xaalada Siyaasadeed ee ‘dalka ka jirta.

Ma ogolaan doono dhaliilo laga leeyahay ujeedo gaar ah taas oo la doonayo in lagu lagu demiyo iftiinka inoo baxaya waxan leeyahay hadii horay loo nijad jebi jiray madaxda idin hortaagan maahan kuwa ka niyad jebaya dhliilihiina waxana dalka gaar siin doonaa meel wanagsan ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khey

SHARE