DAAWO VEDIO: Gabar da’yar oo Fariin Ooyin leh u diray Fanaaniinta Farxiya Fiska,Kabo yare & Aamino Dhool & La yaabka Aduunka

Gabar aad u da’yar ayaa fariin wax ku qaadasho leh u dirtay Fanaaniinta Soomaaliyeed ee iyagu ku dhex jira waxyaabaha raali ka ahayn Alle subxaanahu watacaalaa.

Gabadhan ayaa u soo qaadatay fanaaninta tusaale wanaagsan oo ay ku badali karaan howlaha ay hadda ku jiraan oo aan ilaah raali ka ahayn.

Gaar ahaan waxay Gabdhaha fanaaniinta ah ugu digtay iney is qaawiyaan,islamarkaana cowradooda banaanka keenaan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

SHARE